Warbixin ku saabsan Kulanka Arsenal iyo Man City

Man City ayaa maalinka axada garoomada dib ugu soo laaban doonto maadaama Isniintii lasoo dhaafey guul daro naxdin leh kala kulmeen Wigan Athletic, Ilmaha Pep ayaa rabo in ey kor u qaadaan koobkoodi ugu horeeyey Waayaha Pep Guardiola.

Fabian Delph ayaa ka maqnaan doono Shaxda Pep Maadaama kulankii FAga uu qaatey balse G.Jesus ayaa diyaar u noqon doono maadama Tababrka buuxa uu qaatey wuxuna garoomada ka maqnaa 6 isbuuc.

Dhaawac
Man City aya hada dhaawac ka fiican hadii loo fiiriyo maalmo ka hor oo dadka oo dhan dhaawac ka ahaaayeen inta badan hada kaliya Mendy ayaa ka maqan kaas oo laga yaabo asne bisha soo socoto iniu dib ugu so laabto tababarka sidoo kale Jesus ayaa ka soo laabtey dhaawac xun uu soo gaarey.

Shaxda Macquulka ah
Pep ayaa soo wajihi doono gu'aan adag in uu qaato waayo Delph ayaa Red Card ku maqan waxaa uu heestaa in uu kala doorto Alexzandro Zincheko iyo Danilo, Danilo waxa uu dooran doonaa marka ciyaarta ey u baahan tahay Daafac basle Zincheko ayaa asne soo bandhigey qaab ciyaareed fiican wuxuu sidoo kale so bandhigey qaab aad loo jecleesto mrka ey ciyaarta u baahan tahay in banooniga aad loo haayo maadaama Zincheko uu yahay Wiil No.10 yaqaano usaan Natural u leheyn No.3 mise Daafac, Stones ayaan so bandhigin qaab ciyaareed fiican wuuxna ka soo sheekeyn doonaa Bench, Otamendy iyo Sterling oo fasx ku maqanaa ayaa soo laaban doono, Sidoo kale Wiilka Cusub ee Laporte ayaa laga yaaba kulankii ugu adkaa inuu ku bilowdo kulankaan Walow Kompany uu Joogo 2 midkood ayaa lugu soo bilaaabi doonaaa.
Shaxda Macquulka
XI:Bravo,Danilo,Laporte,Otamendi,Walker,D.Silva,Fernandinho,De Bruyne,Sane,Aguero,Sterling.

Share this

Related Posts

Previous
Next Post »