Wiilka Man City ey rabto ayaa Roma cashar u dhigey

Wiilka Reer Brazil ee fred ayaa xalay so bandhigey inuu u qalmo in uu ka hoos ciyaaro Macalinka aadka loo jecel yahay Ee Pep, Fred ayaa xalay free Kick asigoo ka caawiyey in kooxdiisa Shakhtar ey ciyaar 1 iyo 0 eheed u bedelaan 2-1 Fred ayaana qeyb ka ahaa dadkii goolasha dhaliyey, fred ayaa horey u sheegey in qofka uu ku daydo yahay Fernandinho oo horey usoo ciyaarey Kooxda Shakhtar sidoo kale fred ayaa sheegey wixii heshiiska asiga iyo Man City ku saabsan uu u daayey dadka asiga wakiilka ka ah, Man city ayaa ku kalsoon in wiilkan ey bisha June lasoo saxiixan doonaan si uu bedel ugu noqdo Fernandinho.

Share this

Related Posts