#Warbixin
Qaababka ey Man City u safan Karto ka dib dhaawacii KDB soo gaarey, sido la ogyahay KDB ayaa ahaa mid laf dhabar u ahaa guulihii ey Kooxda gaartey balse dhaawac intii kubad lagu jiro waa lama huraan, waana in Xal loo helaa, City ayaa heyso khad dhexe oo aad tayo u leh Pep ayaana isku dayi doona inuu xal waara u raadiyo booskaas, xagaagii lasoo dhaafey ayey ehee markii B.Mendy uu dhaawac so gaarey ayadoo bedel toos ah jirin balse Pep ayaa soo saarey Delph wuxuuna ka dhigey daafacyada xaga bidix ka ciyaara kuwooda ugu fiican, sidoo Zincheko ayaa asne la barey, Man City wexey heystaa Magic D.silva, B.silva oo aad u kacsan xagaagan, Gundagon, Mahrez oo ciyaari kara, Foden oo Chelsea ka yaabsadey sidoo fabian Delph.
#Qaabka ey u safan karaan
#1: 4-3-3 waa qaab Pep uu aaminsan yahay waqtigii uu ciyaar yahan ahaa iyo waa yihiisa Barca iyo Sidoo kale Bayer FC Bayern Munich, B.silva, fernandinho iyo D.silva ayaa wada ciyaari kara.
#2: 3-5-2 waa shaxdii xagaagi hore aan kusoo bilowney inta uusan dhaawacmin Mendy pep ayaa sheegey kulamdii saaxbtinimda in sanadkan ey isku dayi doonaan shaxda 3-5-2, 5 dhexe waa Mendy,D.silva,fernandinho,Gunda,Walker sidoo kale Jesus iyo aguero ayaa weerar wada ciyaari doona .
3: 4-2-2-2 waa shax macquul ah.
Delph iyo fernandinho ayaa bur buriye noqo doona, halka Sterling iyo D.silva ey quudin doona 2 weerar ee Kooxda Jesus iyo Aguero.
Waa intaas waadna ku mahadsn tihiiin.