PEP guardiola: "mar kasta oo aan la ciyaarno Liverpool waan is naqaanaa. Waa inaan si fiican u ciyaarnaa si aan garaacno iyaga, ma ilaawi kartid waa ciyaar fudud. Waa inaan diirada saarnaa waxa aan qabano.
Pep Guardiola: "waxaan heysanaa 90 daqiiqo wax walba wee ka dhici karaan isboortiga, mana ahan inaan ka fekero inta badan ee aan gool dhalineyno, waxaan ka fekereynaa inaan gool dhalino marka koowaad."
"Waa inaad ciyaartaa ciyaar maskaxeed, laakiin mar walba waa qorshe, waa ciyaar fudud, waana inaan diirada saarnaa daqiiqad kasta."
"Waan ogahay in aan xukumi doonno natiijooyinka, lakiin qaab ciyaareedkeena waa mid aan caadi ahayn."
"Ha joojin, waqti gaaban waxaan sameyn karnaa fursado badan, waxaan u baahanahay inaan noqono xarun caafimaad."
PEP guardiola: "Dabcan si aad uhesho guusha waa inaad sameysid ciyaarta ugu fiican - abuurtid fursado, noqoto kiliinikada iyo adoo fursado yar. Dhammaan xaaladaha waa inay noqdaan kuwo aad u fiican si aad u guuleysato."
Pep Guardiola "Nicolás Otamendi ayaan heysan tayo weyn, wuxuu leeyahay maskax weyn, waxaan hada ku hogaamineyna 13 dhibcood horyaalka, waxana sabab u eh Nicolas otamandi."
"Waxaan ubaahanahay koobab (Yurub), goor dhaw ama goor fog. Wan arki doona wixi dhici doonaa.
"Kooxdani waxay diyaar u tahay in ay la dagaallanto koox kasta oo Yurub ah. Waxaan diyaar u nahay inaan tijaabino awoodeena. "
PEP guardiola: John Stones wuu ogyahay kalsoonida aan isaga ku qabo, xilli ciyaaredkan awoodisa wey kortay. Waa inuu u dagaallamaa booskiisa.
PEP guardiola: John Stones wuu ogyahay kalsoonida aan isaga ku qabo, xilli ciyaaredkan awoodisa wey kortay. Waa inuu u dagaallamaa booskiisa.