Taariikhda Ciyaaryahanka

1: #Lorey sane
Full Name:Leroy Aziz Sané
Date of birth11 January 1996 (age 21)
Place of birth:Essen Germany,
position:Winger / Attacking midfielder
Mothers Name:Regina Weber
Father: Souleyman Sané
-Aabihiisa Wuxuu kaso Jeedaa Senegal Wuxuuna dhalasha ka Qaatey Germany Wuxuuna ahaaa Ciyaar yahn Ka Ciyaara Xaga Weerarka Mise Striker Abihiisa Wuxu Uso Ciyaarey kooxiyin Ey kamid Tahy "SC Freiburg " Snadii 1985-1988 Wuxu Noqdey Qofkii Ugu Goalska bdnaa Bundesliga(Germany).
Hooyadiisa Waa Ciyaartooy Ciyaari jirtay Ciyaaraha Olympikada Abaal Marin Ayeyna ka heshey.
Sane Wuxu kubada Kuso biirey Saaxadeeda asoo 5sani jiro Wuxuna U Ciyaarey kooxdii Abihiisa 2001–2005 "SG Wattenscheid 09"
2005–2008 "Schalke 04"
2008–2011"Bayer Leverkusen"
2011–2014"Schalke 04" 2014/2016 Schalke Wuxu Usoo dhaliyey 13 Goal.
2016 Man City ayaa kaso gadatey Schalke Wexeyna kaso bixisey "50M Euro"
Xagaagiisa 1aad Wuxu dhaliyey 9 Goal Sandkaan Wuxuu isku bedely Dilaa Weyn Hada Wuxuu Lee Yhy 8 Goal Faanoole fara kama Qodna.

2: Kevin De Bruyn.
Magaca dhamestiran:Kevin De Bruyne
Taariikhda dhalashada:28 June 1991 (26)
Goobta dhalashada:Drongen, Ghent, Belgium
Booska U ka CiYaro: khadka dhexe.
Hooyadii Magced: Anna De Bruyne.
Aabihii Magiciis: Herwig De Bruyne
De Bruyne wuxuu ku hadli karaa "English,Dutch,French,Germany" Hooyadii Waa Engriiis Balse wexey ku dhalatay "Burundi" Africa Sidoo kale wexey ku Nooleed "Ivory Cost" Yaya Toure Wadankiisa. 2013 Asoo wareysi laga Qaadayo ayuu Yiri"Hooyadey hab Fikri Reer Englan ayey leedahy balse Anigu Belgium dhameestirn ayaan ahay"
2013 Thibaut Courtois Ayaa kala Wareegey Saxbtisa hore Ee Caroline Lijnen ka bacdeena Wexey Xiriir wada sameeeyeen Michèle Lacroix 2015 ayeyna shaacisey Iney Uur U leedahy Kevin. Kevin De Bruyne Kooxdii Ugu horeysey asoo Ilmo ah U CiYaaro Wexey eheed
1997-199 Kvv Dragon ayuuna U Ciyaarey
1999-2005 Gent Ayuu U Ciyaarey
2005-2008 Genk
Kulankiisa Ugu horeeyey Aso So senior So Noqdey Wuxuu U Ciyaarey Genk ila 2012 ayuuna la Jogey 2012 Chelsea ayaa 7Million ku gadatey De Bruyne Waxaana amaah loogu dhiibey "Werder Bremen" 2014-2015 Wuxu kaso CiYaarey Bundesliga Kooxda Wolfburg wexeyna Ku iibsatey (21.5 Million Euro) Wuxuuna Noqdey CiYaarayankii ugu fiicnaa Bundesliga Xagaagas Chelsea kulankiisa Ugu horeeyey Wxuu Ka hor Yimid Hull City Wuxuuna CaawiYey Goal Uu Oscar Dhalinayey Odayga kulankisa 1aad ayuuba Musiiba so bilaabey.
2015 Man City ayaa laso Wareegtey Ayado ku bixisey lacag Gaareysa(74 Million Euro) Waxaaana La sheegaa In Pep Uu luk kulaha iney City laso Wareegto WaaYo Shaqada ayaa loosii DiYaarinayey Pep.
man City Wuxuu U saftey "76 kulan wuxuuna dhaliYey 29 Goal Wuxuuna CaawiYey 43 Goal kulamada Oo dhan" Wuxuuna ku Socda Wada Qurux bdn haduu Saan kusii Socda Waxaa hubaal eh In Meel Sare Uu Gaaro Kevin Mr King.

 3: David Silva 


♤Magaciisa dhameestiran:David Josué Jiménez Silva.
♤Magaca Aabihii: Fernando Jiménez.
♤Magca Hoyadii: Eva Silva
♡Taariikhda Uu dhashey: 8 January 1986 (age 31).
♤Goobta dhalashada: Arguineguín, Spain.
♤Booska uu Ka Ciyaro :khad dhexe Weerar ah.
Silva Hooyadiis Wexey kaso jeeda Asalkeeda Japanese wexey Shegatey Reer "Canarian" Oo Spain ah Waana Meesha Uu kaso jeedo Aabihii.
Markii Ugu horeysey kubada cagta Ilamanimadiisa Wuxu ku bilaabey "UD San Fernando" Asoo Goalkeeper ah Inta Uusan Noqon Mid khadka dhexe Oo weerar ah. Marka Uu So gaarey 14sano Valencia ayaa So dalbatey Si Uu Juunyarteeda uga mid noqdo Asne Wuu Aqbalay Wuxuna juunyarta ku jirey ilaa uu kaso gaaro 17sano.
♡2003-2004 Silva ayaa u ciyaarey Valencia (La liga) 14 kulan Wuxuna u dhaliyey 1 Goal.
♡2004-2005Waxaa Amaah loogu direy Eibar (La liga) 35 kulan ayuu U saftey 4 Goal ayuuna u dhaliyey.
♡2005-2006 Waxaa Amaah kale loogu direy Celta(La liga) Wuxuna U saftey 34 kulan Wuxuuna U dhaliyey 4 Goal.
♡2006-2010 wuxuu Usoo laabtey Valencia Markaas ow kuso baxey Mid laga Yaabo Guud ahaan David Silva Ayaa u saftey Valencia 119 Kulan Wuxuuna u dhaliyey 21 Goal. Silva Valencia Wuxu kula guuleestey Copa Del Rey 2007-2008
♡2010-ilaa hada Wuxuu joogaa Man City 231 Kulan Wuxuuna u dhaliyey 40 Goal.
Waa Qof Aad muhiim ugu eh Xulkiisa Spain Wuxuuna La Qaadey Word Cupkii 2010 Ka dhci jirey South Africa Guuud ahaan David Silva Xulkiisa Wuxuu u saftey 117 Kulan wuxuuna u dhaliyey 35 Goal.
Silva Wuxuu ka mid Yahy Khad dhaxyada Ugu fiicn Aduunka Maadaam U Yahy Qof Khibrad badn U leh Kubada Waa Magic.
♤David Silva man City Wuxuu la Qaadey 2 Premier League 1 FA Cup 2 League Cup iyo 1 Community Sheild.
Xulkiisa Spain 1 Word Cup 2 Europe Championship 2008 iyo 2012.

4-Aguero
*Magaciiisa: Sergio Leonel "Kun" Agüero
*Taariikhda dhalashada: 2 June 1988
*Goobta dhalashad:Buenos Aires,Argentina
*Booskiisa: Weeraryahn(Striker)
WaaYihiisa Ciyaareed
-Aguero xirfadiisa wuxuu ku bilaabey koox yar oo dalkiisa ka dhisan oo la dhaho "independiente", 5 July 2003 wuxuu noqdey ciyaaryahnii ugu yaraa ee safta Argentine Primera División wuxuuna jirey15 sano iyo 35 maalmood jira asoona recorka ka jibiyey Diego maradona 1976 oo recordka qofkii ugu yaraa ee safta Argentine Primera Division, 2006 aguero ayaa ku biirey kooxda magaalada madrid ka dhisan Ee Atletico Madrid aduun lacageed gaarayaa €23 million, wuxuu noqdey mid kooxaha Europe ugu waa weyn ey daneeyaan asoo u dhaliyey 101 goal 234 kulan uu saftey wuxuuna usoo qaadey UEFA Europe League iyo UEFA Super Cup 2010kii, Aguero ayaa ku soo biirey Kooxdeeena bishii July sandii 2011 aduun gaaraya £35 Million waxaana aad loogu xasuustaa goolkii Man United Madax xanuunka ku ridey Ee Queens Park Rangers wuxuna dhaliyey goolkaas daqiiqadii 94min extra time Yacnii Alla Maxey maalin eheed 44 sano ka bacdi waa markii man city ey kusoo laabatey wadada guusha, markas ka bacdi aguero wuxuu noqdey qofka ugu gool dhaqsi dhelinta badan asoo celi celis ahaan 106dii daqiiqo 1 gool asoo Recorka ka qaadey Theiry Henry oo asne 121.8 daqiiqo cel celis ahan 1 gool waana recorkii ugu sareeeyey tartankaan markii la sameeeyey 1992, Aguero waa qofka ugu goolasha badan dadka aan u dhalan Europ ee ka xamaaasha Premier League sidoo kale waa qofka ugu goolasha badan Kooxdiisa Man City goolkiisa 178 ee recorka u ahaa ayuu ka dhaliyey kooxda Napoli kulan ka tirsanaa Champion League, 2008 Beijing Olympics Semi final Aguero Ayaa 2 gool ka dhaliyey Xulka Brazil kulan ey Argentine ku badisey 3-0, aguero 2010 iyo 2014 wuxuu kamid aha dadkii loo soo xushey iney ka qeyb galaan World Cupka iyo 2011& 2015 asigoo seddaxda tartan ee daneb wada gaareen Finalka nasiib daro eysan qaadin.
Nolosha Khaaska ah
Aguero wuxuu guursadey gabarya Maradona dhaley ee Gianinna Maradona, feb 19 -2009 ayey u dhashey wiilkiisa Benjamin iyadoo ku dhshey magalada Madrid, aguero iyo xaskiisa aya kala tagey 2012, kun ayaa naanees u ah taas oo ey u bixiyeen awoowiyashisa wuxuuna aad u jeclaa Filim Jini Jini ah oo la dhihi jirey "Kum-kum", Aguero wexey saaxibo aad iskugu dhow yihiin Leo Messi asoo ku sheegey sida Walaal camal.
#Msilva

5:Our Legend Walaaal Yaya Toure Taarikhdiisa. ------------------------------------------------------------------------- Magaca:Gnégnéri Yaya Touré Wuxuu dhashey:13 May 1983 (34jir ) Goobta dhalashada:Bouaké, Ivory Coast Booska uu ka ciyaaro: khad dhexe. * Yaya boosas kala duwan ayuu soo ciyaarey wuxuu jeclaa yaraantiisa inuu Striker noqdo, sidoo kale Daafac dhexe ayuu ciyaarey kulankii Fanlka Champion League ee Barcelona iyo Man United 2009, balse inta badan xirfadiisa kubada cagta wuxuu kusoo qaatey khadka dhexe waxaana loo arkaa mid kamid ah khad dhaxyadiii ugu fiicnaa ee aduunka soo maro, waxaa loo doortey 4 jeer oo xariirta ah Ciyaar yahanka Africa ugu ficaan(African Player of the Year) 2011,2012,2013,2014. * Yaya xirfadiisa wuxu ka bilaabey koox dalkiisa hooyo ka dhisan oo la dhaho "ASEC Mimosas" asoo 18 jir ah taas aya keentey kooxo waa weyn in ey ka helaan qaab ciyaareedkiisa wuxuuna soo marey kooxahaan "Beveren, Metalurh Donetsk, Olympiacos and Monaco" inta uusan u wareegin kooxda Reer Catalonia ee Barcelona 2007 aduun gaaraya 9Million oo Euro ah wuxuuna u saftey 74 kulan asoo dhaliyey 4 goal Wuxuuna qeyb ka ahaa Markii Barca 6 koob ku guuleysaneysey waa Yihii qurxanaa ee Pep Guardiola, Yaya ayaa 2010 usoo qaxay Premier League(Man City) aduun lacageed gaaraya 30M oo Euro ah wuxuuna kooxdiisa ka caawiyey 44 sano ka dib in ey hantaaan Premier League Wuxuuna u dhaliyey goalal muhiim u ahaa Kooxdeeena, 2011 FA Cup Semi finalkisa Bilaahi qofkan xasuusan ayaan xasuusinaa kulankaas Man United ayaan la leheen 1-0 ayey guusha nagu raacdey Yaya ayaa noo dhaliyey iyo Sidoo kale isla Finalkana Stoke ayaan ka hor nimi asaan dhaliyey goalka kaliya ayadoo ku dhamaatey 1-0 Xulkiisa 3 jeer(2006, 2010,2014)ayu world cup usoo saarey sidoo kale Cupka African Nations 6 jeer (2006,2008,2010,2012,2013,2015) aso guul u keeney asigoo kaptan u ah Wadankiisa 2015kii, wexey isku koox ka wada ciyaareen walaalkisa Kolo Toure kaas oo ey waqti iskula qaateen Manchister City, Boveren iyo Xulkiiisa. *Waxaa la dhalatey Ibrahim Toure kaas oo dhintey 2014 iyo Kolo Toure Yaya Waa Qof Muslim ah Our Legends ayuu kamid yahay Wlaal Yaya Toure.


Magaciisa:Bernardo Mota Veiga de Carvalho e Silva
Taariikhda dhalashada:10 August 1994 (23jir )
Goobta:Lisbon, Portugal
Booska uka ciyaaro:khadka dhexe/ Garab
*Benfica
-B.Silva wuxuu kasoo baxay Akaadimiyada Benfica asoo soo marey heerarka kala duwan ee Benfica , 2013 wexey ku guuleesteen "Portuguese Juniors Championship" asoo u ciyaaraya qeebta Juunyarta Kooxda Benfica.
Octobar 19- 2013 wuxuu saftey Kulankiisa ugu horeeyey ee Benfica asoo 19 jir ah.
Qaab ciyaareedkii wanagsanaa uu kuso bandhigey Benfica B darteed wuxuu ku heley in uu Noqdo ciyaar yahnkii ugu ficnaa (2013-2014) wuxuna ka mid noqdey shaxdii ugu fiicneed ee ku guuleysatey 3 Koob xagaagas.
* Manoco
7-August-2014 Bernardo aya qaab amaah oo 1 sano ah ugu biirey Manoco, Dec 14 Bernardo ayaa dhaliyey Goalkiisa ugu horeeyey ee Kooxda Manoco kaas oo ahaa goalka kaliya ey kaga badiyeen Marseille 1-0.
-january 20 2015 Benfica ayaa ku dhawaaqdey in Silva ey ka gadeen Manoco lacaga gaareysa €15.75 million wuxuna saxiixey heshiis dhacaya 30 June 2019, 2015 August 10 wuxu saxiixey hal sano kale oo heshiis kordhin ah kaas oo dhacaya 2020.
-2016/2017 Bernardo aya goal bar baro ah u dhaliyey kooxdiisa manoco waqtiga markuu ahaa 87 minutes kulan ey ka hor imaadeen CSKA Moscow.
-sidoo kale wuxuu dhaliyey 2 goal kulan ey 4-1 ku garceen Marseille aygoo markas Kaalinta 1aad ka galey kala sarenta horyaalka France ee Ligue1, sidoo kale Wuxuu dhaliyey goalkii bar baraha ee kula galeen kooxda Paris waqtiga markuu ahaa 92 minute walee hada uma horeyso in waqtiga loo baahan yahy dadka furto sidii kulankii xalay.
- 26 may 2017 ayuu kusoo biirey kooxda, 13 Feb ayuu dhaliyey Goalkiisa ugu horeeyey Ee Champion League asoo u ciyaaraya Man City kulankii aan 4-0 ku xasuuqney Basel.
-Nasiib daro xulkiisa markuu qaadayey Euro 2016 dhaawac dartiisa ayaa looga tagey.
Bernardo Silva wuxuu ku xamaashtaa lugtiisa bidix wuxuuna u genbiy si aadan wax ka fahmin karin hadad raacaneysid Neef ayaa kugu so keceysa hadad isku deysid inaad istaajiso 😃😃😃😃.