Taariikhda Aguero oo kooban

Aguero

*Magaciiisa: Sergio Leonel "Kun" Agüero
*Taariikhda dhalashada: 2 June 1988
*Goobta dhalashad:Buenos Aires,Argentina
*Booskiisa: Weeraryahn(Striker)
WaaYihiisa Ciyaareed
-Aguero xirfadiisa wuxuu ku bilaabey koox yar oo dalkiisa ka dhisan oo la dhaho "independiente", 5 July 2003 wuxuu noqdey ciyaaryahnii ugu yaraa ee safta Argentine Primera División wuxuuna jirey15 sano iyo 35 maalmood jira asoona recorka ka jibiyey Diego maradona 1976 oo recordka qofkii ugu yaraa ee safta Argentine Primera Division, 2006 aguero ayaa ku biirey kooxda magaalada madrid ka dhisan Ee Atletico Madrid aduun lacageed gaarayaa €23 million, wuxuu noqdey mid kooxaha Europe ugu waa weyn ey daneeyaan asoo u dhaliyey 101 goal 234 kulan uu saftey wuxuuna usoo qaadey UEFA Europe League iyo UEFA Super Cup 2010kii, Aguero ayaa ku soo biirey Kooxdeeena bishii July sandii 2011 aduun gaaraya £35 Million waxaana aad loogu xasuustaa goolkii Man United Madax xanuunka ku ridey Ee Queens Park Rangers wuxuna dhaliyey goolkaas daqiiqadii 94min extra time Yacnii Alla Maxey maalin eheed 44 sano ka bacdi waa markii man city ey kusoo laabatey wadada guusha, markas ka bacdi aguero wuxuu noqdey qofka ugu gool dhaqsi dhelinta badan asoo celi celis ahaan 106dii daqiiqo 1 gool asoo Recorka ka qaadey Theiry Henry oo asne 121.8 daqiiqo cel celis ahan 1 gool waana recorkii ugu sareeeyey tartankaan markii la sameeeyey 1992, Aguero waa qofka ugu goolasha badan dadka aan u dhalan Europ ee ka xamaaasha Premier League sidoo kale waa qofka ugu goolasha badan Kooxdiisa Man City goolkiisa 178 ee recorka u ahaa ayuu ka dhaliyey kooxda Napoli kulan ka tirsanaa Champion League, 2008 Beijing Olympics Semi final Aguero Ayaa 2 gool ka dhaliyey Xulka Brazil kulan ey Argentine ku badisey 3-0, aguero 2010 iyo 2014 wuxuu kamid aha dadkii loo soo xushey iney ka qeyb galaan World Cupka iyo 2011& 2015 asigoo seddaxda tartan ee daneb wada gaareen Finalka nasiib daro eysan qaadin.
Nolosha Khaaska ah
Aguero wuxuu guursadey gabarya Maradona dhaley ee Gianinna Maradona, feb 19 -2009 ayey u dhashey wiilkiisa Benjamin iyadoo ku dhshey magalada Madrid, aguero iyo xaskiisa aya kala tagey 2012, kun ayaa naanees u ah taas oo ey u bixiyeen awoowiyashisa wuxuuna aad u jeclaa Filim Jini Jini ah oo la dhihi jirey "Kum-kum", Aguero wexey saaxibo aad iskugu dhow yihiin Leo Messi asoo ku sheegey sida Walaal camal.

Share this

Related Posts

Previous
Next Post »