Leroy sane Wareysi dhinacyo badan taabanayo kaga bogo halakna.



Leroy sane: "Ma aanan lahayn bartilmaameed gaar ah. Markii aan imid, waxaan doonayay inaan ku dego Manchester, si aan u wanaajiyo tayada liita iyo, Pep Guardiola, waxaan fiirinayaa talaabo talaabo ah.

"Xilli ciyaareedkan waxaan dhaliyey goolal ka badan xilli ciyaareedkii hore, ka dibna talaabada xigta waxa ay ii fiicnaan laheyd hadii aan sii wadi lahaa xilli ciyaareedkan, ka dibna xilli ciyaareedka soo socda waxaan rajeynayaa in ka badan."

Leroy sane: " pep guardiola. "Aniga ahaan, waa tababaraha ugu fiican. Sababtoo ah wuxuu arkayaa meesha aad ku liidato, meesha aad k wanaagsantahay, waxona  isku daya inuu ku baro oona ku dhiso. Ciyaaryahan kasta oo da 'yar ayaa jecel inuu isaga kahoos  ciyaaro, gaar ahaan hada. Dhamaan ciyaartoyda, kooxda oo dhan way adeecan amrkiisa '\ "waana arin muhiim u ah ciyaaryahan kasta \"

Sane aya mar la weydiiyay in kiven de bruyne uu ku guuleysan karo ballon di'or .
Leroy sane: "Waa ciyaaryahan dhab ah, waa ciyaaryahan aan la rumeysan karin. Sida uu u ciyaaro, sida uu shuudo kubada, iyo sida uu kubada u baasayo. Aad ayay u fiicantahay inaad aragto. Xitaa ciyaaraha tababarka, waxaan jecelahay ina la jiro isaga 'OK, sidee ayuu kubbadda ugu dhameeyay hadda? Sidee ayuu u sameeyaa bassaska cajiibka ah? "Waxa uu leeyahay fursad fiican oo uu ku guuleysan karo ballon di'or. Waxaan rajeynayaa inuu sameyn doono. "

Leroy Sané oo ah musharaxa u sharaxan abaalmarinta PFA Young Player of the Year aya la weydiiye hadi u ku fakirayo inu ku guuleysto.

Leroy sane: "Si daacad ah, ma aanan ka fikirin wax walba. Aniga hadda ma eegayo in aan ku guuleysan karo wax naftayda ah. Maya maahan. Wareysi kale ayaa la i weydiiyay hadii aan ka fekero Ballon d'Or. Waa hab xilli hore, gaar ahaan koobab sidan oo kale ah. Waxay igu fiicnaan laheyd haddii aan ku guuleysan karo mustaqbalka, laakiin hadda ma ahan. "



Share this

Related Posts

Previous
Next Post »