Taariikhda Kompany

Our Legend El Capitano Kompany Tariikhdiisa.
---------------------------------------------------------------------------
Magaca: Vincent Jean Mpoy Kompany
Taarikhda :10 April 1986 (age 31)
Goobta: Uccle, Brussels, Belgium
Booska u ka ciyaaro: Daafac dhexe.

-Kompnay xirfadiisa kubada Cagta wuxuu ku bilaabey "Anderlecht"(Koox Belgium ka dhisan)2003 wuxuuna kusoo qaatey 3 sano inta uusan ku biirin "Hamburg"(Germany ayey ka dhisan tahy) sandkii 2006, Anderlecht wuxuu u saftey 73 kulan asoo dhaliyey 6 goal, 2006 markuu ku biirey Hamburg wuxuu u saftey 29 kulan asoo u dhaliyey 1 goal.
-2008 asoo 22 sano jir ayuu kusoo biirey Kooxda aan wada taageerno ee Man City markaas ka bacdi wuxuu Noqdey qof aad muhiiim ugu ah Kooxda Wuxuuna kamid yahay Daafacyada ugu fiican dunida.
-wuxuuna kamid ahaa dadkii ayagoo Joogo lagu kordhisey kooxdaan aad wada arktaan Ee Europe dhegaha ka qabsatey, Kacaankii Carabta 😊😊 2009 kii markii Sheikh Mansoor Binu Zayed uu la wareegayey kooxda wuu Joogey Kompany taas ayaa ku tuseysa in uu Legend yahay.
-Kompany 2 sano oo xiriirta ah 2011,2012 ayaa loo doortey [Premier League Team of the Year inuu kamid noqdo], sidoo kale 2014 kii
-Kompany waxaa lugu soo darey 100 Daafac ee aduunka ugu fiican asoo kaalinta 23 ka galey warbixn ey so saartey Shabakada the Guardian.com

NOLOSHIISA KHAASKA AH.

-Kompany aabihii Pierre waa qof Belgium kusoo galey Qaxootinimo waana wakiilkiisa khaaska ah.
-Kompany waa qof xaas leh waxaana lagu magacaaaba "Carla Higgs" wuxuna guursadey 2011-June-11 wexeyna u dhashey 1 wiil iyo 1 gabar oo lagu kala magcaabo "Kai wuxu dhashtey 2013 oct xaga gabrta oo lagu magacaabo Sienna ey dhalatey 2011 bishii june 11.
-Kompany sidoo kale wa qof wax bartey shahaada Master ka heystaa M.B.A asoo kaga baxay Manchister Business School.
Kamal daari iyo aqoon la isku darsadey Eebow 🤣🤣 waa shaqeysanaa odayga.

*KOOBABKA UU U QAADEY KOOXDA

-2 Premier League (2011/2012 iyo 2013/2014).
-1 FA Cup 2010/2011.
-3 League Cup (2014/2016,2018).
-1 Comunity Shield 2012/2013).
-1 Emirates Cup 2008.
Skipper WaaYe qofkan Shub ku tasho bulkeeti wax makaa dhibaaye Maqli jirey 😃😃😃😃

Share this

Related Posts

Previous
Next Post »