Shirkii Jaraaid ee Pep Ka hor kulanka Chelsea.
Shirka oo kooban
#PEP: Mahrez aad ayuu u fiican yahay, wuu tababaranayaa waxaan filayaa axada inuu ciyaari doono.
#PEP: “Kevin iyo Sterling ma joogaan balse wexey so laaban doonaan kulanka axada ka bacdi.” Pep ayaa xaqiijiyey.
#PEP: “laga bilaabo isniinta so socota dhamaan waan isku so laaban doonaa waxaan ka fikireynaa wixii aan sameen leheen si aan u ilaalino heerkii Xili Ciyaareedkii lasoo dhaafey.”
#PEP: “waan ku faraxsanahay inuu Premier League, nala Joogo” Pep ayaa ku darey. “wax badan ayaan ka baran doona inaan arko Kooxdiisa isbuuc waliba. Waxaan arkey seddaxdii kulan ugu danbeysey, kooxda wexey u ciyaareysa siduu asiga rabey.
#PEP :“Waxaan filayaa kulan fiican inuu noqn doono, waqti walbo Chelsea waa Koox tartanto. Antonio sidaas ayuu ahaa, Maurizio asne sidaas ayuu noqon doonaa. Qaabkaas in loo ciyaaro kubada.”
#PEP :Jesus aad ayuu u yar yahay si fiican ayuu ugu hormari karaa meeshaan. Wuu soo muujiyey geesinimadiisa, iyo dadaalka uu u bixiyo kooxda. Wiligey lama kulmin weeraryahan asiga camal ugu dagaaltamo Teamka. Taasi caadi ma ahan, Hamplyo ayaan lee yahah wuuna ku mahadsan yahay inuu waqti badan Joogo Kooxda.
#PEP: "duglaz diyaar ayuu u yahay kooxda 1aad inuu u ciyaaro, waan aaminsanahay sidaas, waxaa ka maqan Visa mise ogolaansho shaqo waxaan u sheegeynaa dadka ku shaqada leh, hadaan inga rabin asiga waxaas uma raadineen, kulmada Dortmun iyo Bayer si fiican ayuu u shaqeeyey waxaan filaynaa booska Fernandinho inuu ciyaari doono"
#PEP: "Maalmo ayaa ka dhiman waan arki doonaa hadii wax kuso dareeno iyo hadii kale, inaan wax iskaga so darno oo ciyaartoda aan badino muhiim ma ahan balse qofka imanaya waa in uu ahaada qof Special ah" sidaas waxaa yiri pep ayadoo meesha ka cad in Kooxda qof kale ey keeni karto.
Waad Mahadsantihiiin.

We Love Man City