Pep Guardiola: “qaar ciyaartoyda kamid ah sidii hore waa ey ka fiican yihiin. Fernandinho hada aad ayuu u fiican yahy. Waxaan heysanaa 1 mise 2 tababar ka hor kulanka isniinta, maalinka axada ayaan wax walbo gu'aansan doonaa. Fabian Delph waa (50/50). Ciyaartoyda maanta waa ey fasaxan yihiin, xaalada dhabta ah ma ogi.”
"Qof waliba waxa uu ka fikirayaa markaan Cupka qaadi doono, balse 2 maalin ka hor cid ki fikireysey malahan in ey Basel na garaaci doonto waana ey dhacdey in la ina garaaco. Kaliya raaxeyso, isdeji kulanka Stoke ka fikir kaliya." Sidaaas Pep ayaa warbahinta u shegey
Pep Guardiola: "waqtiyada qaar wariyasha wexey helayaan warbixin qaldan. Wakiilkeyga magaalada muusan imaanin."
"Xili Ciyaareedkan muusan dhamaanin. Wili waxaa horyaalka champion u ah Chelsea. Waa in aan dhibcayaasha qaadan sida ugu macquul san ugu dhaqsiyaha badan."
"Ma jecli isniin inaan kubad ciyaaro."
PEP guardiola: "Anigu kama hadli karo maamulayaasha kale laakiin waan taageersanahay maamulayaasha kale. Marka aynaan ku guuleysan ciyaarta waxaan nahay kuwo aan hurdo lahayn. Waan fahamsanahay waxa uu yiri Arsene. Maamulayaasha kale wax badan ayey ku dhacaan marka aysan gaarin natiijooyinka. Isla markiiba marka aan ku guuleysaneyno waxaan nahay sidaas, aad u faraxsan.
PEP guardiola: "Waa mid caadi ah. Waan ku faraxsanahay inaan daawano Liverpool v United. Toddobaadyada qaar waxaan heysanaa kulan aan wajaheyno United sidaa darteed waan arki doonaa kulankaas si hubaal ah. Waa inaan diirada saarnaa kulanka Stoke. Had iyo jeer way adag tahay. Waxay u dagaalamayaan inay ku jiraan Premier League.